Kim John Un oo laayey Masuuliyiintii u qaabilsanaa Wadahadalka Maraykanka

Warar soo baxaya ayaa sheegaya Hoggaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jon Un inuu laayay inta badan kooxdii qaabilsanaa Wadahadalladii Mareykanka iyo Kuuriyadda Waqooyi. Wakiilkii gaarka ahaa ee Woqooyiga Kuuriya u qaabilsanaa wadahaladdii Kim iyo Trump ee ka dhacay magaalada Hanoi ee dalka Vietnam 28 February 2019 ayaa ka mid ah dadka la dilay. Ninka la dilay … Continue reading Kim John Un oo laayey Masuuliyiintii u qaabilsanaa Wadahadalka Maraykanka